Barashada harqaanka barashada daawaarka





CASHIRKA 5AAD


barashada qaabka loo ogaado marada isku afar laaban qaabka ey isugu laaban tahay iyo magac yada afarta gees ee marada isku afar laaban ayadoo kooban iyo ayadoo faahfaahsan intaba

ugu horeyn marka leysku afar laabo marada afarteeda dhinac dhinac kasta ee ka mid ah waxa uuleeyahay magac ugaar ah

sida dhinaca xiran ama dhinaca labada xiran ah ama dhinaca afarta jaran ah ama dhinaca afarta orjinal ah ama dhinaca labada jaran iyo halka xiran ah ama dhinaca labada orjinal iyo halka xiran ah

hadaba dhinaca xiran markasta waxaa loogu tala galay in xagaaga lasoo mariyo

sidoo kale labada dhinac ee xiran ayagane waxaa loogu tala galay markasta in laxijiyo ama lamariyo dhinacaaga midigta ah

ugu dambeyn afarta qeybood ee soo hartay ayagane waxaa loogu tala galay in lamariyo dhinaca kaasii jeeda waana kuwa lagu aqoonsado qaabka ey marada isugu afar laaban tahay

sidoo kale markasta ee leysku afar laabo marada waxaa qasab ah in ey yeelato dhinac xiran balse inta kale waa ey is badali karaan sida afar laabka marada uu isku badalo

sidoo kale qeybtaan waxa aan ku bara neynaa magac yada afarta dhinac oo lasoo gaabiyay

tusaale 1x waxaa laga soo gaabiyay dhinaca xiran, 2x na waxaa lagasoo gaabiyay labada dhinac ee xiran ee iskorsaaran,

4j na waxaa lagasoo gaabiyay afarta dhinac ee jaran ee iskorsaaran, 4o na waxaa lagasoo gaabiyay afarta dhinac ee orjinalka ah ee iskor saaran,

sidookale 2j,1x ayagane waxaa lagasoo gaabiyay labadhinacoo jaran iyo haldhinacoo xiran oo iskor saaran

sidookale 2o,1x ayagane waxaa lagasoo gaabiyay laba dhinacoo orjinalka ah iyo haldhinacoo xiran oo iskorsaaran

ugu dambeyn tusaalayaashaan waxaa loogu tala galay inloo isticmaalo marada marka ey isku afar laaban tahay si loofahmo qaabka ey isugu afar laaban tahay marada

FG: markasta ee laqiimeynaayo marada silloo ogaado qaabka ey isugu afar laaban tahay waxaa latiriyaa afarta dhinac eemarada isku afar laaban waxaana lagasoo bilaawaa tirinta dhinacyada dhinaca xagaaga sooxiga waxaana lagu xijiyaa dhinaca midig waxaa kusii xiga dhinaca kaasiijeeda waxaana ugu dambeeya dhinaca bidix ee hoose

tusaale hadii ey isugu afar laabantahay marada qaabka 1x 2x 4j iyo 4o waxaa isku afar laaban ballaca iyo dhirirka marada

sidoo kale hadii ey isugu afar laabantahay marada qaabka 1x 2x 4o iyo 4j waxaa isku afar laaban dhirirka iyo ballaca marada

sidoo kale hadii ey isugu afar laabantahay marada qaabka 1x 4j 1x,2o 4j waxaa isku afar laaban marada ballaceeda

ugu dambeyn hadii ey isugu afar laabantahay marada qaabka 1x 4o 1x,2j 4o waxaa isku afar laaban marada dhirirkeeda

sidoo kale marka latiriyo afarta dhinac ee marada waxaa laga fiiriyaa dhinaca 1aad iyo dhinaca 3aad si loo ogaado qaabka ey isugu laaban tahay ama dhinaca xagaaga soo xiga iyo dhinaca kaasii jeeda

KAJAWAAB SU AALAHA

51.MARKA LEYSKU AFAR LAABO MARADA AFAR TEEDA DHINAC?

DHINAC KASTA WAXA UU LEEYAHAY MAGAC U GAAR AH

AFARTA DHINAC WAA ISKU MAGAC

52.SHEEG MARKA LEYSKU AFAR LAABO MARADA DHINACEEDA XIRAN MEESHA LAMARIYO?

WAXAA LAMARIYAA DHINACA BIDIX

WAXAA LAMARIYAA DHINACA XAGAAGA SOO XIGA

WAXAA LAMARIYAA DHINACA MIDIG

WAXAA LAMARIYAA DHINACA KAASII JEEDA

53.SHEEG MARKA LEYSKU AFAR LAABO MARADA labada DHINAC EE XIRAN MEESHA LAMARIYO?

WAXAA LAMARIYAA DHINACA BIDIX

WAXAA LAMARIYAA DHINACA XAGAAGA SOO XIGA

WAXAA LAMARIYAA DHINACA MIDIG

WAXAA LAMARIYAA DHINACA KAASII JEEDA

54.FADLAN DOORO DHAMAAN DHINAC YADA KUSOO BEEGMI KARA DHINACA KAASII JEEDA?

DHINACA XIRAN

AFARTA DHINAC EE JARAN EE ISKOR SAARAN

AFARTA DHINAC EE ORJINALKA AH EE ISKORSAARAN

LABADA DHINACEE JARAN IYO DHINACA XIRAN EE ISKORSAARAN

LABADA DHINACEE XIRAN EE ISKOR SAARAN

LABADA DHINACEE ORJINALKA AH IYO DHINACA XIRAN EE ISKORSAARAN

55.SHEEG DHINACA LAGA FIIRIYO MARADA MARKA LARABO IN LAOGAADO QAABKA EY ISUGU AFAR LAABAN TAHAY?

DHINACA KAASII JEEDA

DHINACA BIDIX

DHINACA MIDIG

56.SHEEG MARKASTA EE LEYSKU AFARLAABO MARADA DHINACA KALIYA EE AAN ISKA BADALIN?

WAA DHINACA XIRAN

WAA DHINACA LABADA XIRAN AH

WAA DHINACA AFARTA JARAN AH

WAA DHINACA AFARTA ORJINALKA AH

57.SHEEG XARFAHA 1X WAXA LAGASOO GAABIYAY?

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA FURAN

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY LABADA DHINAC EE XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE ORJINALKA AH

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA ORJINALKA AH

58.SHEEG XARFAHA 4J WAXA LAGASOO GAABIYAY?

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA FURAN

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY LABADA DHINAC EE XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE ORJINALKA AH

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA ORJINALKA AH

59.SHEEG XARFAHA 2X WAXA LAGASOO GAABIYAY?

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA FURAN

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY LABADA DHINAC EE XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE ORJINALKA AH

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA ORJINALKA AH

60.SHEEG XARFAHA 4O WAXA LAGASOO GAABIYAY?

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA FURAN

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY LABADA DHINAC EE XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE ORJINALKA AH

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA ORJINALKA AH

61.SHEEG XARFAHA 1X,2O WAXA LAGASOO GAABIYAY?

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA FURAN

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY LABADA DHINAC EE XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE ORJINALKA AH

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA ORJINALKA AH

62.SHEEG XARFAHA 1X,2J WAXA LAGASOO GAABIYAY?

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA FURAN

WAXAA LAGASOO GAABIYAY DHINACA XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY LABADA DHINAC EE XIRAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY AFARTA DHINAC EE ORJINALKA AH

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA JARAN

WAXAA LAGA SOO GAABIYAY DHINACA XIRAN IYO LABADA ORJINALKA AH

63.SHEEG MARKA LATIRINAAYO MARADA DHINACA LAGA SOO BILAAWO TIRINTA DHINAC YADEEDA?

DHINACA MIDIG

DHINACA BIDIX

DHINACA KAASIIJEEDA

DHINACA XAGAAGA SOO XIGA

64.HADII AFARTA DHINAC EE MARADA EY NOQOTO QAABKA 1x 2x 4j iyo 4o SHEEG QAABKA EY ISUGU AFAR LAABAN TAHAY?

WAXAA ISKU AFAR LAABAN BALLACA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN DHIRIRKA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN DHIRIRKA IYO BALLACA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN BALLACA IYO DHIRIRKA MARADA

65.HADII AFARTA DHINAC EE MARADA EY NOQOTO QAABKA 1x 2x 4o iyo 4j SHEEG QAABKA EY ISUGU AFAR LAABAN TAHAY?

WAXAA ISKU AFAR LAABAN BALLACA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN DHIRIRKA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN DHIRIRKA IYO BALLACA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN BALLACA IYO DHIRIRKA MARADA

66.HADII AFARTA DHINAC EE MARADA EY NOQOTO QAABKA 1x 4j 1x,2o iyo 4j SHEEG QAABKA EY ISUGU AFAR LAABAN TAHAY?

WAXAA ISKU AFAR LAABAN BALLACA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN DHIRIRKA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN DHIRIRKA IYO BALLACA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN BALLACA IYO DHIRIRKA MARADA

67.HADII AFARTA DHINAC EE MARADA EY NOQOTO QAABKA 1x 4o 1x,2j iyo 4o SHEEG QAABKA EY ISUGU AFAR LAABAN TAHAY?

WAXAA ISKU AFAR LAABAN BALLACA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN DHIRIRKA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN DHIRIRKA IYO BALLACA MARADA

WAXAA ISKU AFAR LAABAN BALLACA IYO DHIRIRKA MARADA

68.SHEEG MAGACA DHINACA 3AAD MARKA BALLACA MARADA EY ISKU AFAR LAABAN TAHAY?

1X

2X

4J

1X,2J

1X,2O

4O

69.SHEEG TIRADA LAMBARKA DHINACA KAASIIJEEDA WAXA UU YAHAY?

DHINACA 1AAD

DHINACA 2AAD

DHINACA 3AAD

DHINACA 4AAD

70.SHEEG TIRADA LAMBARKA DHINACA BIDIX WAXA UU YAHAY?

DHINACA 1AAD

DHINACA 2AAD

DHINACA 3AAD

DHINACA 4AAD