Barashada harqaanka barashada daawaarka




CASHIRKA 1AAD

BARASHADA DHARKA IYO NUUCYADIISA

Nuucyada ama mowdallada dharka inta badan la isticmaalo waxa ey u kala baxaan sadax qeybood oo kala ah

1 baac yare ama saraf yare

2 baac dhexe ama saraf dhexe

3 baac weyne ama saraf weyne

Hadaba mowdal kasta nuuca uu yahay waxaa lagu aqoonsadaa cabirka ballaciisa inta uula egyahay

Tusaale marada ballaceeda hadii uu noqdo 36 enji waa baac yare

Sidookale marada balaceeda hadii uu noqdo 45 enji waa baac dhexe

Ugudambeyn marada balaceda hadii uu noqdo 58enji waa baacweyne

hadaba sadaxdaan qeybood waakuwa loogu isticmaalka badanyahay dalka

sidookale mowdallada aansoo sheegnay mowdal kasta ooka mid ah waxbuu caanku yahay inloo isticmaalo ama uu ku wanaagsan yahay

Tusaale mowdalka looyaqaano baac yaraha inta badan waxaa loo isticmaalaa ama uuku wanaagsanyahay in laga tolo duruucda ilmaha umusha ah iyo buumayaalkooda saakooyinka baalka ah yar iyo weyn intaba saakooyinka gacma dheeraha ah gaar ahaan kuwa yar yar iyo dhax dhaxaadka buumayaasha waaweyn iyo garamada nimanka saakooyinka garamada ah duruucda caadiga ah iyo kuwa fashion ka ah xijaabada yar yar gaar ahaan labawaar oo rubac dhiman garbasaarada go sariireedka shaatiyada macawiisaha karfanta IWM

Sidookale mowdalka baacyaraha ah waxyaabaha uusan ku wanaagsaneen inlaga dhigo waxaaka mid ah xijaabada waaween iyo dhaxaadka intaba saakooyinka gacmo dheeraha ah gaar ahaan kuwa waaween saraawiisha iskudeysyada marosalaada

BARASHADA CABIRKA

UGU HOREYN CABIRKA YAARDIGA AMA WAARKA WAA 36 ENJI

NUSWAARKANE WAA 18 ENJI

RUBACANE WAA 9 ENJI

TUMINKANE WAA 4.5 ENJI

RUBAC IYO TUMIN WAA 13.5 ENJI

NUSWAAR IYO TUMIN WAA 22.5

NUSWAAR IYO RUBAC WAA 27 ENJI YAARDI RUBAC DHIMANNE WAA LAMID

NUSWAAR RUBAC IYO TUMIN WAA 31.5 ENJI YAARDI TUMIN DHIMANNE WAALAMID..........

FG. FADLAN CASHIRKA SIFIICAN ISAGA AQRI SABABTOO AH JAANISKA IMTIXAANKA WAA HALMAR OOKALIYA SAX IYO QALAD WAXAA KEENSATO AYAA NATIIJADAADA LAGU SOO QORI DOONAA

HADABA HADII AAD SOO FAHANTAY CASHIRKA WAXA AAN U GUDBI DOONNAA QEYBTA SU AALAHA

SIDOO KALE MARKI AAD KA JAWAABTO SU AALAHA WAXAA SI TOOS AH KUUGU FURMI DOONO QEYBTA 2AAD EE CASHIRKA BAAC YARAHA MAHADSANID

KAJAWAAB SU AALAHA

1.FADLAN DOORO DHAMAAN WAXYAABAHA AANLAGA TOLI KARIN BAAC YARAHA?

saakooyinka baalka ah yar iyo weyn intaba

saakooyinka gacma dheeraha waaween

saakooyinka gacma dheeraha dhaxdhaxaadka

saraawiisha

garamada nimanka

xijaabada waaween

xijaabada yar yar

xijaabada dhaxdhaxaadka

2.FADLAN DOORO DHAMAAN WAXYABAHA LAGA TOLI KARO BAAC YARAHA?

saakooyinka baalka ah yar iyo weyn intaba

saakooyinka gacma dheeraha waaween

saakooyinka gacma dheeraha dhaxdhaxaadka

saraawiisha

garamada nimanka

xijaabada waaween

xijaabada yar yar

xijaabada dhaxdhaxaadka

3.NUUCA AMA MOWDALKA MARADA WAXAA LAGU FAHMI KARAA?

DHIRIRKA

BALLACA

JARMADA

4.BALLACA BAACYARAHA WAA?

28 ENJI

36 ENJI

26 ENJI

18 ENJI

5.NUUCYADA DHARKA INTA BADAN LA ISTICMAALO WAXA EY U KALA BAXAAN?

AFAR QEYB

SADAX QEYB

LABA QEYB

LIX QEYB

6.SHEEG NUSWAARKA WAA IMISA ENJI?

WAA 18 ENJI

WAA 22.5 ENJI

WAA 9 ENJI

WAA 4.5 ENJI

WAA 36 ENJI

WAA 27 ENJI

WAA 31.5 ENJI

WAA 13.5

7.SHEEG RUBAC IYO TUMIN WAA IMISA ENJI?

WAA 18 ENJI

WAA 22.5 ENJI

WAA 9 ENJI

WAA 13.5 ENJI

WAA 4.5 ENJI

WAA 36 ENJI

WAA 27 ENJI

WAA 31.5 ENJI

8.SHEEG NUSWAAR RUBAC IYO TUMIN WAA IMISA ENJI?

WAA 18 ENJI

WAA 22.5 ENJI

WAA 9 ENJI

WAA 4.5 ENJI

WAA 36 ENJI

WAA 27 ENJI

WAA 31.5 ENJI

9.SHEEG NUSWAAR IYO RUBAC WAA IMISA ENJI?

WAA 18 ENJI

WAA 22.5 ENJI

WAA 9 ENJI

WAA 4.5 ENJI

WAA 36 ENJI

WAA 27 ENJI

WAA 31.5 ENJI

10.SHEEG NUSWAAR IYO TUMIN WAA IMISA ENJI?

WAA 18 ENJI

WAA 22.5 ENJI

WAA 9 ENJI

WAA 4.5 ENJI

WAA 36 ENJI

WAA 27 ENJI

WAA 31.5 ENJI