Soodhawaada dhamaan asxaabta ku xiran website ka juunijawaan.blogspot.com qeybtaan waxaa loogu tala galay in ey kusoo biiraan ardayda cusub oo ubaahan in ey waxka bartaan cashirada kabaxaayo group ka bulsho fadlan hadii aad u baahantahay in laguu sheego ama laguu sharoxo qaabka loogusoo biiro group ka bulsho iyo qaabka ey ubaxaan cashirada iyo dhamaan warbixinnada waxaa laguugu sharixidoonaa group ka soodhaweynta insha allah ee fadlan taabo linkiga kore ama saworka kore si aad u heshid warbixintiyoo faahfaahsan