barashada harqaanka barashada dawaarka

Maxamed amiin waxa uuka midyahay 

ardayda dhigata iskuulka farsamada harqaanka ee juuni jawaan 

sadax bilood kadin waxa uu bartay qeybo badan oo kamid ah dharka ragga 

ilaahey fadligiisa iyo dadaal dheer kadib asaga iyo ardaykaloo badan oo aan idinla wadaagi doono sawiradooda

waxa eyku guuleysteen in ey gacmohooda kudiyaarsadaan dharka eyku ciideen