Barashada harqaanka barashada dawaarka
Waxa ey mahad ballaaran usugnaatay allaha ina waafajiyay in aan aasaasno iskuul lagu baranaayo farsamada harqaanka kaasoo aan rajeynaayo in ey waxbadan kafaa idi doonaan bulshada soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan insha allah beejkaan waxa aanku soo bandhigi doonnaa sawirada naqshadaha eysoo saaraan ardayda waxka baratay dugsiga farsamada harqaanka ee juuni jawaan

5: leylo maxamuud barre designs 

Fadlan taabo sawirka hoose 



4: Faiza cabdulaahi xamze designs 

Fadlan taabo sawirka hoose 


3: Maamo shamso iyo inanteeda juweyriya 
designs 

Fadlan taabo sawirka hoose


2: Shukri abshir cusmaan designs

Fadlan taabo sawirka hoose


1: Muno sheekh maxamed designs 

Fadlan taabo sawirka hoose